HomeWararWeerar lagu qaaday Saldhig ay leeyihiin Ciidanka AMISOM

Weerar lagu qaaday Saldhig ay leeyihiin Ciidanka AMISOM

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyno Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay Saldhig Ciidanka Jabuuti ee AMISOM ay ku leeyihiin halkaas lagu qaaday weerar Madaafiic loo adeegsaday. Dadka deegaanka oo la hadlay Idaacadda Dalsan ayaa waxaa ay u sheegeen in xalay saqdii dhexe ay maqlayeen Jugta Madaafiic Culus, isla markaana ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay Saldhig Ciidanka Jabuuti ee AMISOM ay ku leeyihiin halkaas lagu qaaday weerar Madaafiic loo adeegsaday.

Dadka deegaanka oo la hadlay Idaacadda Dalsan ayaa waxaa ay u sheegeen in xalay saqdii dhexe ay maqlayeen Jugta Madaafiic Culus, isla markaana ay dareemeen cabsi, maadaama xiliga uu weerarka dhacayay ay aheyd waqti dambe oo dadka ay gurdayeen.

- Advertisement -

Ilaa iyo dhowr Madfac ayaa la sheegay inay ku dhaceen Saldhiga Ciidanka Jabuuti ay ku leeyihiin Suuqa xoolaha  gaar ahaan Xaaladda Howlwadaag ee Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Weli si rasmi ah looga oga Khasaaraha ka dhashay Madaafiicda lagu weeraray Saldhiga Ciidanka Jabuuti ee qeybta ka ah Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM, siodoo kalena ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Saraakiisha Ciidamada.

Wararkii ugu dambeeyay ee aan ka heleyno duleedka Magaalada Baladweryne ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidanka AMISOM halkaas ay saakay ka wadaan howlgal kala duwan, iyadoo aan weli la sheegin  cid lagu soo qabtay howlgalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts