HomeWararMooshin Cusub oo loo gudbiyay Guddoonka Golaha Shacabka

Mooshin Cusub oo loo gudbiyay Guddoonka Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta la filayaa in kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xaruntooda Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka Xildhibaanada ayaa waxaa uu yahay Akhrinta Koowaad ee dib u eegista heshiisyadii ay horey u galeen dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Turkiga iyo Ajendayaal kale. Waxaa xalay loo diray Xildhibaanada Golaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta la filayaa in kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xaruntooda Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka Xildhibaanada ayaa waxaa uu yahay Akhrinta Koowaad ee dib u eegista heshiisyadii ay horey u galeen dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Turkiga iyo Ajendayaal kale.

- Advertisement -

Waxaa xalay loo diray Xildhibaanada Golaha Shacabka fariimo ku aadan in Maanta oo Isniin ah uu jiro kulan, isla markaana looga baahan yahay inay ka soo qeyb galaan si loo dardargeliyo howlasho ee horyaalla Baarlamaanka Soomaaliya.

Dhinaca kale Xildhibaan Maxamed Xasan Idirrs oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa waxaa uu sheegay in Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mooshin loo gudbiyay.

Mooshinka ayuu Xildhibaan Maxamed Xasan Idirrs ku sheegay inuu yahay mid lagu dalbanaayo in tiradda Baarlamaanka Federaalka lagu daro 30 Xildhibaan oo dheeraad ah oo la gaarsiiyo 305 Xildhibaan.

- Advertisement -

Xildhibaan Maxamed Idirrs Ma shaacin tirada Xildhibaanada ku saxiixan Mooshinka loo gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka, hayeeshee warar la helayo ayaa sheegaya inay ku saxiixan yihiin in ka badan 60 Xildhibaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts