HomeWararMunaasabad lagu qabtay Muqdisho iyo Mas’uuliyiin ka qeyb galay

Munaasabad lagu qabtay Muqdisho iyo Mas’uuliyiin ka qeyb galay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Muqdisho ayaa xalay waxaa lagu qabtay Munaasabadda xuska 20 guurada dib u yagleelida dowladnimada Soomaaliya ee Degmada Carta ee Dijbouti ee Sanadkii 2000. Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya, Xildhibaano ka tirsan labada Golle, Wasiiro, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya. Guddoomiye Cabdiwali […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ayaa xalay waxaa lagu qabtay Munaasabadda xuska 20 guurada dib u yagleelida dowladnimada Soomaaliya ee Degmada Carta ee Dijbouti ee Sanadkii 2000.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya, Xildhibaano ka tirsan labada Golle, Wasiiro, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya.

- Advertisement -

Guddoomiye Cabdiwali Muudey ayaa hadal koowan ka jeediyay xaflada waxa uu ugu horeen umahadcaliyay Madaxweynaha dalka aynu walalaha nahay ee Dijbouti Ismaaciil Cumar Geelle iyo shacabka dowalada Dijbouti oo uu sheegay in ay siweeyn ugu qeeb qaateen dib u u yagleelida dowladnimada Soomaliya Shacabka soomaliyeedana aysan marnaba iloowi doonin abaalka ay ugu galleen walalahooda Dijbouti

Ugu danbeeyntii Guddoomiyaha ayaa umahadceliayay qabanqaabiyaasha xaflada oo ay ugu horeyaan Wasiirka Warfaafitnta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo Wasiirka dhalanyarada iyo Ciyaaraha Khadiijo Maxamed Diriye iyo guud ahaan inta ka soo qeeb gashay Xuska 20.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts