HomeWararKulanka Baarlamaanka Puntland oo furmay iyo Dood adeg oo socota

Kulanka Baarlamaanka Puntland oo furmay iyo Dood adeg oo socota

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa ka socdaKulan Deg deg ah oo ay yeelanayaan Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland, iyagoo uga hadlaya arrimo kala duwan. Ajendayaasha uga waaweyn ee kulanka Xildhibaanada Puntland ayaa waxaa kala yihiin dood kulul oo ku aadan xeerka Matelaadda Gobolka Banaadir oo Xildhibaanada Golaha Shacabka ansixiyeen iyo Arrimaha Doorashada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa ka socdaKulan Deg deg ah oo ay yeelanayaan Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland, iyagoo uga hadlaya arrimo kala duwan.

Ajendayaasha uga waaweyn ee kulanka Xildhibaanada Puntland ayaa waxaa kala yihiin dood kulul oo ku aadan xeerka Matelaadda Gobolka Banaadir oo Xildhibaanada Golaha Shacabka ansixiyeen iyo Arrimaha Doorashada dalka ee 2020/2021.

- Advertisement -

Kulanka ayaa waxaa shir Guddoominayo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo ku-xigeenadiisa, isla markaana waxaa goobjoog ka ah inta badan Xildhibaanada Maamulkaas.

Markii uu soo dhamaado kulanka ayaa waxaa la filayaa in Xildhibaanada Puntland ay soo saaraan Go’aan adeg oo ay ka qaateen xeerrka Matelaadda Gobolka Banaadir oo Golaha Shacabka ansixiyeen iyo Arrimaha Doorashada dalka ee 2020/2021.

Qaar kamid ah Xildhibaanada ayaa shalay sheegay inay soo horjeedan Go’aanka lagu ansixiyay Metelaadda Gobolka ee 13-xubnood looga siiyay Aqalka sare ee dalka, iyagoona arrintaas ku tilmaamay mid sharci darro.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts