HomeWararDiyaar garoow ka socda Caabudwaaq iyo wafdi ku wajahan

Diyaar garoow ka socda Caabudwaaq iyo wafdi ku wajahan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor  iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saacadaha soo socda ee Maanta tagaya Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud. Madaxweyne Qoorqoor iyo wafdi la socda ayaa ku sugan deegaanka Dhabbad ee Waqooyiga Galgaduud oo xalay ay ku hoydeen, iyagoona halkaas kulamo kula qaatay Maamulka deegaanka iyo qeybaha kala duwan ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor  iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saacadaha soo socda ee Maanta tagaya Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Madaxweyne Qoorqoor iyo wafdi la socda ayaa ku sugan deegaanka Dhabbad ee Waqooyiga Galgaduud oo xalay ay ku hoydeen, iyagoona halkaas kulamo kula qaatay Maamulka deegaanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

- Advertisement -

Magaalada Caabudwaaq ayaa Maanta waxaa ka socdo diyaar garoow ballaaran oo ku aadan soo dhaweynta Madaxweynaha Galmudug, isla markaana waxaa Waddooyinka lagu dhejiyay Sawiradda Qoorqoor.

Markii uu Caabudwaaq gaaro Qoorqoor ayaa waxaa kulamo la qaadan doonaa Bulshada iyo Maamulka Magaalada, isagoo kala hadli doona baahiyaha ka jira halkaas ee loo baahan yahay in wax la qabto.

Sidoo kale waxaa uu kormeer uu ku tegi doonaa Xarumo ku yaalla Magaalada Caabudwaaq, waana safarkiisii ugu horeeyay ee halkaas uu ku tegayo Qoorqoor tan iyo markii loo doortay xilka Madaxweynaha Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts