HomeWararMadaxweynaha Somaliland oo fariin Hambalyo ah u diray Jabuuti

Madaxweynaha Somaliland oo fariin Hambalyo ah u diray Jabuuti

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi  ayaa hambalyo ah u diray dawladda Jabuuti oo Maanta ay ku beegan tahay Xuska sannad guurada 43-aad ee kasoo wareegtay markii uu dalkaasi xorriyaddiisa ka qaatay waddanka Faransiiska 27-kii bishii Lixaad (June) sanadkii 1977-kii. Madaxweyne Muuse Biiixi ayaa Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo shacabkiisa ku bogaadiyey xuska sannad-guurada xorriyadooda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi  ayaa hambalyo ah u diray dawladda Jabuuti oo Maanta ay ku beegan tahay Xuska sannad guurada 43-aad ee kasoo wareegtay markii uu dalkaasi xorriyaddiisa ka qaatay waddanka Faransiiska 27-kii bishii Lixaad (June) sanadkii 1977-kii.

Madaxweyne Muuse Biiixi ayaa Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo shacabkiisa ku bogaadiyey xuska sannad-guurada xorriyadooda oo ay u dabaaldegayaan, isla markaana waxaa uu u rajeeyay inay ku gaaraan sannadkaan sannadkiisa kale horumar, bash-bash iyo barwaaqo.

- Advertisement -

“Madaxweyne Muuse Biixi waxa uu mar labaad iyo mar saddexaadba ku hambalyaynayaa shacbiga iyo Dawladda Jabuuti xornimada iyo horumarka 43-tan jirsaday ee ay u dabaal-degayaan, waxanu u rajeynaya inay sanadkan kiisa ku gaadhaan wadajir iyo horumar.” Ayaa lagu yiri Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Somaliland.

Dowladda Jabuuti ayaa Maanta u dabaal-dageysa Xuska sannad guurada 43-aad ee kasoo wareegtay markii uu dalkaasi xorriyaddiisa ka qaatay waddanka Faransiiska 27-kii bishii Lixaad (June) sanadkii 1977-kii.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts