HomeWararSomaliland oo digniin adag u dirtay maamulka Puntland

Somaliland oo digniin adag u dirtay maamulka Puntland

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wasiirka Warfaafinta maamulka Soomaaliland Salebaan Yuusuf Cali Koore oo la hadlayay warfidiyeenada ayaa si kulul uga jawaabay hadal dhawaan uu jeediyay madaxweynaha Puntland oo uu uga hadlayay xuduudaha Puntland iyo Soomaaliland. Isaga oo ka jawaabay hadalkaas ayuu tilmaamay in Soomaaliland ay tallaabo ka qaadeyso Puntland hadii ay joojin weydo faragelinta ay ku heyso xuduudaha maamulka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Warfaafinta maamulka Soomaaliland Salebaan Yuusuf Cali Koore oo la hadlayay warfidiyeenada ayaa si kulul uga jawaabay hadal dhawaan uu jeediyay madaxweynaha Puntland oo uu uga hadlayay xuduudaha Puntland iyo Soomaaliland.

Isaga oo ka jawaabay hadalkaas ayuu tilmaamay in Soomaaliland ay tallaabo ka qaadeyso Puntland hadii ay joojin weydo faragelinta ay ku heyso xuduudaha maamulka Soomaaliland ayuu yiri wasiirka warfaafinta Somaliland.

- Advertisement -

Wasiirka ayaa sheegay in ciqaab ay la kulmi doonto Puntland ay usoo dhaqaaqdo xuduudaha Soomaliland,waxaana intaa uu kusii daray in Deni looga baahanyahay in uu hormariyo Siyaasadiisa sida uu ganacsigiisa u hormariyay.

 

Hadalka wasiirka warfaafinta maamulka Soomaaliland Salebaan Cali Koore  ayaa kusoo beegmaya xilli dhawaan madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni uu ugu Baqay Somaliland in ay ka baxdo dhulka ay ka heysato Puntland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts