HomeWararMadaxweyne Qoor qoor oo Kormeeray Saldhig ciidan kuna dhawaaqay dagaal ka dhan...

Madaxweyne Qoor qoor oo Kormeeray Saldhig ciidan kuna dhawaaqay dagaal ka dhan ah Alshabaab

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye ayaa kormeer ku tagay xarunta Ciidanka Xoogga qeybta 21-aad ee deegaanka Baacadweyn ee Gobolka Mudug halkaas oo uu ugu kuur gelayay xaaladda ay ku suganyihiin ciidamada iyo saldhigga ay ka howlgalaan.   Madaxweynaha oo uu wehliyey wasiirka Amniniga Gudaha maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi  ayaa ugu horeyn wuxuu salaan ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye ayaa kormeer ku tagay xarunta Ciidanka Xoogga qeybta 21-aad ee deegaanka Baacadweyn ee Gobolka Mudug halkaas oo uu ugu kuur gelayay xaaladda ay ku suganyihiin ciidamada iyo saldhigga ay ka howlgalaan.

 

- Advertisement -

Madaxweynaha oo uu wehliyey wasiirka Amniniga Gudaha maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi  ayaa ugu horeyn wuxuu salaan ka qaatay ciidamada. Halkaas oo taliyaha Ciidanka qeybta 21-aad Janaraal Cabdicasiis Qooje uu madaxweynaha uga warbixiyay xaaladda ciidanka.

 

Intaasi keddib, Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa ciidanka iyo hoggaankiisa la wadaagay hadal-jeedin isugu jirta ammaan, duco iyo dardaarran.

- Advertisement -

Muddooyinkii dambe Madaxweyne Qoor qoor ayaa socdaalo kala duwan waxa uu ku marayay deegaano ka tirsan gobolka Mudug waxaana haatan uu booqasho ku joogaa deegaanka Bacaadweyne ee gobolka Mudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts