HomeWararFaah faahin kasoo baxaysa Qarax ka dhacay Xerada Turkiga ee Muqdisho

Faah faahin kasoo baxaysa Qarax ka dhacay Xerada Turkiga ee Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka ay helayso Idacada dalsan ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qof damacsanaa in uu ismiidaamiyo lagu toogtay meel aan ka fogeyn Saldhigga tababarka ee Turkisom ee magaalada Muqdisho,waxaana kasoo baxaya faahfaahino. Qofkaan oo xirnaa walaxaha qarxa ayaa la sheegay in uu damacsanaa in uu isku qarxiyo ciidamo tababar uu uga socday gudaha Saldhigga tababrka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ay helayso Idacada dalsan ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qof damacsanaa in uu ismiidaamiyo lagu toogtay meel aan ka fogeyn Saldhigga tababarka ee Turkisom ee magaalada Muqdisho,waxaana kasoo baxaya faahfaahino.

Qofkaan oo xirnaa walaxaha qarxa ayaa la sheegay in uu damacsanaa in uu isku qarxiyo ciidamo tababar uu uga socday gudaha Saldhigga tababrka ee Turkisom isaga oo aan u jeedkiisii gaarina ay toogteen ilaalada Xerada.

- Advertisement -

Dad goobjoogayaal ah ayaa dalsan u sheegay in markii la toogtay kadib jugta qaraxa la maqlay,iyada oo wararku ay sheegayaan in qofka qaraxa uu ku xirnaa uu damacsanaa in uu isku qarxiyo  saraakiil feel ku jirtay oo loo diyaarinayo tababar leyli Sarkaal,ilaa iyo haatana lama oga khasaaraha ka dhashay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts