HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo ka hadlay geerida Madaxweynihii Burundi

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay geerida Madaxweynihii Burundi

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Madaxweynihii dalka Burundi Pierre Nkurunziza oo shalay la shaaciyay inuu geeriyooday. Qoraal ah oo lagu daabacay Bogga Twitter-ka Madaxweyne Farmaajo ayaa tacsi loogu diray Dowladda iyo Shacabka dalka Burundi ee uu ka baxay Pierre Nkurunziza oo ku dhintay Xanuun dhanka Wadnaha ah. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Madaxweynihii dalka Burundi Pierre Nkurunziza oo shalay la shaaciyay inuu geeriyooday.

Qoraal ah oo lagu daabacay Bogga Twitter-ka Madaxweyne Farmaajo ayaa tacsi loogu diray Dowladda iyo Shacabka dalka Burundi ee uu ka baxay Pierre Nkurunziza oo ku dhintay Xanuun dhanka Wadnaha ah.

- Advertisement -

“Waxaan halkan Tacsi uga dirayaa Dowladda iyo Shacabka dalka Burundi. Anigoo ku hadlaya Magaca Muwaadiniinta Soomaalida iyo Kaygaba waxaan ka tacsideynayaa geeridii Madaxweyne Pierre Nkurunziza, oo ahaa Saaxiib weyn iyo Shaqsi Isbahaysi la ahaa Somalia” ayuu yiqi Madaxweyne Farmaajo.

Dhinaca kale geerida Madaxweyne Pierre Nkurunziza ayaa waxaa ka tacsiyadeeyay Hoggaamiyeyaal  ka tirsan dalalka sida Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya  Abiy Axmed Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta iyo Madaxweynihii hore ee dalka Nigeria Goodluck.

Dowladda Burundi ayaa kamid ah dowladdaha Afrika ay Ciidamada ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya, isla markaana ka qeyb ka ah Howlgalka Ciidanka Midowga Afrika ee Soomaaliya, waxaana Ciidankii ugu horreeyay ee ka socda Burundi yimaadeen dalka sanadkii 2007.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts