HomeWararDAAWO:-Culimada Soomaaliyeed oo ka hadashay Baaqii Aqalka Sare

DAAWO:-Culimada Soomaaliyeed oo ka hadashay Baaqii Aqalka Sare

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Sheekh Cabduqaadir Sheekh Maxamed Soomoow oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa ka hdlay Baaqii xalay kasoo baxay Golaha Aqalka sare  ee dalka ee ahaa in Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada Shir Deg deg ah isugu yimaadan. Sheekh Soomow oo wareysi siiyay Telefashinka Dalsan ayaa waxaa uu sheegay in Culimada ay soo dhaweynayaan Shirka loogu baaqay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sheekh Cabduqaadir Sheekh Maxamed Soomoow oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa ka hdlay Baaqii xalay kasoo baxay Golaha Aqalka sare  ee dalka ee ahaa in Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada Shir Deg deg ah isugu yimaadan.

Sheekh Soomow oo wareysi siiyay Telefashinka Dalsan ayaa waxaa uu sheegay in Culimada ay soo dhaweynayaan Shirka loogu baaqay inay isugu yimaadan dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada, si looga hadlo hanaanka Doorashada dalka.

- Advertisement -

Isaga oo sii hadlaayay ayuu Sheekh Soomow ayuu tilmaamay inay Walaac ka qabaan dib u dhac ku yimaada Doorashada la filayo inay dalka ka dhacdo 2020/21, wuxuuna in la gaaro heshiis siyaasadeed si loo dhameeyo Khilaafyada jira.

Hoos ka Akhrsio Muuqaalka Sheekh Soomow.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts