HomeWararKoonfur Galbeed oo u digtay Dadka Garsoorka u doonta Al-shabaab

Koonfur Galbeed oo u digtay Dadka Garsoorka u doonta Al-shabaab

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr. Ali Saciid Fiqi ayaa Maanta shir Gudoomiyay Kullan looga hadlaayay arrimaha Ammaanka ee deeganada Koonfur Galbeed. Kullanka ayaa waxaa ka soo qeyb galey Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee koonfur Galbeed , Sarakiisha Ciidamada Booliska , Bahda Garsoorka koonfur Galbeed iyo Laamaha Amaanka . Ujeedada Kullanka ayaa waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr. Ali Saciid Fiqi ayaa Maanta shir Gudoomiyay Kullan looga hadlaayay arrimaha Ammaanka ee deeganada Koonfur Galbeed.

Kullanka ayaa waxaa ka soo qeyb galey Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee koonfur Galbeed , Sarakiisha Ciidamada Booliska , Bahda Garsoorka koonfur Galbeed iyo Laamaha Amaanka .

- Advertisement -

Ujeedada Kullanka ayaa waxaa ay eheed mid lagu xoojinaayay wada shaqeynta Lamaha Amaanka iyo Bahda Garsoorka Koonfur Galbeed.

Guddoomiye Cali Siciid Fiqi ayaa Ciidamada amaanka iyo Bahda Garsoorka KGS ku dhiirageliyay in ay sii laba jibaaran wadashaqeyntoda si hal meel looga soo wada jesto la dagaalanka Al-shabaab ee ku sugan deegaano ka tirsan maamulkaas .

Shirka ayaa waxaa lagu go’aamiyay in la xoojiyo wadashaqeynta lamaha amaanka iyo Bahda garsoorka KGS iyo qof kasto oo mid ah reer KGS dacwad ugu taga Al-shabaab tilaabo sharciga waafaqsan la qaadi doono.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts