HomeWararXildhibaanada Golaha Shacabka oo kulan uga socda Muqdisho

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo kulan uga socda Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa Goordhaweyd Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ka furmay kulankii ugu horreeyay ee Kal-fadhiga 7-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa shir guddoominaya Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, isla markaana waxaa goobjoog ka ah kulnkaas 156 xildhibaan oo ka tirsan Mudayaasha Baarlamaanka. Ajendaha kulanka ayaA ah qodobada soo socda. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Goordhaweyd Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ka furmay kulankii ugu horreeyay ee Kal-fadhiga 7-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa shir guddoominaya Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, isla markaana waxaa goobjoog ka ah kulnkaas 156 xildhibaan oo ka tirsan Mudayaasha Baarlamaanka.

- Advertisement -

Ajendaha kulanka ayaA ah qodobada soo socda.

1-Akhrinta 1-aad hindisaha dib u eegista iyo kabista sharciga Xisbiyada Siyaasadda dalka.

2- Soo bandhigista ansixinta xubin cusub ee guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Marwo Sacdiya Yuusuf Shuuriye.

- Advertisement -

3-Qeybinta Akhrinta 2-aad labada hindise sharciyeed ee kala ah.

A- Hidise sharciyeedka Qareenada Soomaaliyeed.

B- Hindise sharciyeedka Nootaayada Dadweynaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts