HomeWararCiidamo joojiyay Banaanbax lagu taageeri lahaa Madaxweyne Farmaajo

Ciidamo joojiyay Banaanbax lagu taageeri lahaa Madaxweyne Farmaajo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa Maanta waxaa lagu waday inuu ka dhaco Banaanbax xoogan oo lagu taageerayo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, hayeeshee waa la joojiyay. Ciidamo ka tirsan Booliska Gobolka iyo kuwa Milateri ah ayaa joojiyay qorshaha Banaanbaxa lagu taageeri lahaa Farmaajo, iyagoo dad doonayay inay isku soo baxaan lagu wargeliyay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa Maanta waxaa lagu waday inuu ka dhaco Banaanbax xoogan oo lagu taageerayo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, hayeeshee waa la joojiyay.

Ciidamo ka tirsan Booliska Gobolka iyo kuwa Milateri ah ayaa joojiyay qorshaha Banaanbaxa lagu taageeri lahaa Farmaajo, iyagoo dad doonayay inay isku soo baxaan lagu wargeliyay in uusan jiri wax banaanbax ah.

- Advertisement -

Saacadihii lasoo dhaafay ayaa Baladweyne laga dareemayay qaban qaabada Banaanbaxaas oo la sheegay inay wadeen Mas’uul kala duwan oo ku sugan, isla markaana uu ugu horreeyo Guddoomiyihii hore ee Gobolkaas Cali Maxumed Caraale.

Dhinaca kale Gudoomiye ku-xigeenka Amniga Gobolka Hiiraan ee Hirshabeelle oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in Maanta Magaalada Baladweye uu ka bilaabayo howlgal amniga lagu xaqiijinayo uuna jirin banaabax.

Wariyeyaal ku sugan Baladweyne ayaa waxaa ay soo sheegayaan in gudaha Magaalada lagu arkayo Ciidamo badan oo isugu jira Boolis iyo Milateri, kuwaasi oo inta badan xiray goobo la qorsheeyay inay tagaan dadkii dhigi lahaa Banaanbaxaas.

- Advertisement -

Warar soo baxayo ayaa sheegayo in Maamulka Hirshabeelle uu kasoo horjeedo qaabka loo soo abaabulay banaanbaxayada Maanta ka dhici lahaa halkaas, isla markaana taageeri rabay Madaxweyne farmaajo iyo Dowladda Federaalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts