HomeWararBanaanbax lagu taageerayo Farmaajo oo ka dhacay Degmo ka tirsan Puntland

Banaanbax lagu taageerayo Farmaajo oo ka dhacay Degmo ka tirsan Puntland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Waxaa Maanta degmada Hadaaftimo ee Gobolka Sanaag ka dhacay Banaanbax ballaaran oo lagu taageerayo Dowladda Federaalka iyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Dadweyne farabadan oo isugu jiray Caruur, Haween iyo dhalinyaro ayaa isugu soo baxay Waddooyinka qaar ee Hadaaftimo, iyagoo watay Calanka Soomaaliya, kuna qeylinayay magaca Madaxweyne Farmaajo. Inta uu socday Banaanbaxa ayaa mararka qaarkood la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Maanta degmada Hadaaftimo ee Gobolka Sanaag ka dhacay Banaanbax ballaaran oo lagu taageerayo Dowladda Federaalka iyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Dadweyne farabadan oo isugu jiray Caruur, Haween iyo dhalinyaro ayaa isugu soo baxay Waddooyinka qaar ee Hadaaftimo, iyagoo watay Calanka Soomaaliya, kuna qeylinayay magaca Madaxweyne Farmaajo.

- Advertisement -

Inta uu socday Banaanbaxa ayaa mararka qaarkood la maqlayay rasaas ay ridayeen Ciidamo ka tirsan kuwa amniga Hadaaftimo, isla markaana dadka banaanbaxa dhigayay ay ahaayeen kuwa taareego u muujinayay Madaxweynaha iyo dowladda Federaalka.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in Maanta la xiray inta badan goobihii ka ganacsiga ee ku yaalla halkaas, waxaana dadka ay ka qeyb qaadanayeen Banaanbaxa, sida uu sheegay qof kamid ah dadka deegaanka.

Dhinaca kale Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland ayaa is hor istaag ku sameeyay banaanbax la doonayay in lagu taageero Madaxweyne Farmaajo, kaasi oo lagu waday inuu ka dhaco Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, iyadoona dadka loo sheegay in aysan sameeyn karin banaanbax.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts