HomeWararDAAWO: CC Shakuur “Tallaabo qaldan ilama aheyn buuqii lagu sameeyay Farmaajo”

DAAWO: CC Shakuur “Tallaabo qaldan ilama aheyn buuqii lagu sameeyay Farmaajo”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ahna hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa ka hadlay buuqii lagu sameeyay Khudbadii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee furitaanka Kal-fadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. “Tillaabo qaldan ilama ahayn wixii baarlamaanka ka dhacay waxaa la rabaa madaxweynuhu inuu dareemo xanuunka ay leedahay markuu isagu Dastuurka ku tumanayey buuq yar buu u adkeysan waayeye,Siyaasiyiin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ahna hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa ka hadlay buuqii lagu sameeyay Khudbadii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee furitaanka Kal-fadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

“Tillaabo qaldan ilama ahayn wixii baarlamaanka ka dhacay waxaa la rabaa madaxweynuhu inuu dareemo xanuunka ay leedahay markuu isagu Dastuurka ku tumanayey buuq yar buu u adkeysan waayeye,Siyaasiyiin buu amray in guryahooda lagu wareeraro, madaxweynayaashii xilka uga horreeyey buu isbaaro garoonka u dhigtay, Senatarada ku buuqay buu garoonka ka celiyey iyagoo Janaaso u socda” ayuu yiri CC Shakuur.

- Advertisement -

hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir oo wareyssi siiyay telefashinka Dalsan ayaa waxaa uu yiri ”Jawaari markii la ridayey xildhibaanno iyo wasiirro ayaa buuqayey oo Firimbi yeerinayey taas lama yaabbani ee dulqaad la’aanta Madaxweynaha iyo waxa uu ku kacayo ayaa meel iskula kay gali weysan”

Hoos ka Daawo Muuqaalka C/raxmaan C/Shakuur Warsame.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts