HomeWararAkhriso:-Tirada dadka Caalamka ee uu ku dhacay Cudurka COVID-19

Akhriso:-Tirada dadka Caalamka ee uu ku dhacay Cudurka COVID-19

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Tirada dadka uu ku dhacay cudurka saf-marka ah ee Coronavirus (Covid-19) guud ahaan caalamka ayaa ka sara martay 7 milyan oo ruux, iyada oo Latin America ay hadda tahay meesha dhimasha badan uu ka gaysanayo. Waxa cudurka u dhintay in ka badan 400,000 caalamka oo dhan halka 3,477,104 ruux ay ka soo bogsatay, balse cudurka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Tirada dadka uu ku dhacay cudurka saf-marka ah ee Coronavirus (Covid-19) guud ahaan caalamka ayaa ka sara martay 7 milyan oo ruux, iyada oo Latin America ay hadda tahay meesha dhimasha badan uu ka gaysanayo.

Waxa cudurka u dhintay in ka badan 400,000 caalamka oo dhan halka 3,477,104 ruux ay ka soo bogsatay, balse cudurka ayaa hadda waxa uu fara ba’an ku hayaa dalalka Brazil, Mexico ilaa Peru oo Latin America ah.

- Advertisement -

Brazil waa dalka 3-aad uga dhimashada badan marka laga soo tago Mareyka, Ingiriiska, waxa uuna ka dilay sidan: Mareykanka 112,477, Ingiriiska 40,542 halka Brazil-na uu ka dilay dad dhan 37,312

Waxa xusid mudan in dalal badan ay horumar ka sameeyeen dadaalada lagu xakamaynayo cudurka, mana jiraan tiro hor leh oo badan oo laga diiwaan gelinayo hadda, sidoo kale waxaa dib loo furayo ganacsiga, isu socodka, waxbarashada iyo duulimaadyada caalamiga.

Dalkeena hooyo, Soomaaliya waxa cudurkan saf-marka ah ee Coronavirus ku dhacay 2,334 xaaladood, waxana u dhintay 83 ruux halka 441 ruux kale ay ka bogsadeen sida ay xaqiijisay wasaarada caafimada dawladda Federal-ka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts