HomeWararXiliga uu furmayo kal-fadhiga 46-aad ee Baarlamaanka Puntland oo la shaaciyay

Xiliga uu furmayo kal-fadhiga 46-aad ee Baarlamaanka Puntland oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Baarlamaanka Goboleedka Puntland ayaa xalay shaaciyay xiliga uu furmi doono kal-fadhiga 46-aad ee Golaha Wakiillada Puntland oo muddooyinkii dambe fasax ahaa. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoomiye Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa waxaa lagu sheegay in Kal-fadhiga 46-aad ee Golaha uu furmi doono Xilligiisii Dastuuriga ahaa ee 15-ka bisha soo socota ee June ee 2020. Ajandayaasha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Baarlamaanka Goboleedka Puntland ayaa xalay shaaciyay xiliga uu furmi doono kal-fadhiga 46-aad ee Golaha Wakiillada Puntland oo muddooyinkii dambe fasax ahaa.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoomiye Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa waxaa lagu sheegay in Kal-fadhiga 46-aad ee Golaha uu furmi doono Xilligiisii Dastuuriga ahaa ee 15-ka bisha soo socota ee June ee 2020.

- Advertisement -

Ajandayaasha looga hadli doono kulanka ugu horreeya ee Golaha Puntland ayaa waxaa qayb ka ah dibu eegista heshiiyada xukuumaddu ay gashay, isla xisaabtan, ansixinta xeerka xisaab xirka 2019, warbixinta gudida joogtada ah, ansixinta kalfadhiga 46-aad iyo qodobo kale.

Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa waxaa loo diray fariimo loogu wargelinayo inay kasoo qeyb galaan furitaanka kal-fadhiga 46-aad si loo dardar geliyo shaqooyinka horyaalla Baarlamaanka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts