HomeWararBaaq loo diray Shacabka ku nool gobolka Banaadir

Baaq loo diray Shacabka ku nool gobolka Banaadir

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Afhayeenka ciidanka boliiska Soomaaliyeed oo la haflatay Warbaahinta ayaa baaq u diray shacabka ku nool degmooyinka gobolka Banaadir. Baaqaan ayaa yimid kadib howlgal ciidamada boliiski ay ka sameeyeen degmada Wadajir ee gobolka Banaadir laguna burburiyay guri lagu samayn jiray maandooriyaba Calaqa loo yaqan. Afhayeenka ayaa tilmaamay in dhibaato uu ku hayo Maandooriyahaan bulshada amni ahaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka ciidanka boliiska Soomaaliyeed oo la haflatay Warbaahinta ayaa baaq u diray shacabka ku nool degmooyinka gobolka Banaadir.

Baaqaan ayaa yimid kadib howlgal ciidamada boliiski ay ka sameeyeen degmada Wadajir ee gobolka Banaadir laguna burburiyay guri lagu samayn jiray maandooriyaba Calaqa loo yaqan.

- Advertisement -

Afhayeenka ayaa tilmaamay in dhibaato uu ku hayo Maandooriyahaan bulshada amni ahaan iyo caafimaad ahaanba waxaana shacabka uu ugu baaqay in ay lasoo wadaagaan goobaha lagu sameeyo si looga hortago.

Shalay ayaa taliska boliisku waxa ay soo bandhigeen dhowr qof oo ay sheegeen in ay karinayeen maandooriyaha Calaqaa iyo agabkii lagu samaynayay iyo kuwii lagu iib gaynayay oo ay ku jiraan Haamo iyo caagado waaweyn.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts