HomeWararDowladda oo dib u soo celineysa dadka Somaliyeed ee ku xaniban dalka...

Dowladda oo dib u soo celineysa dadka Somaliyeed ee ku xaniban dalka dibadiisa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaara Xukuumadda  Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalay  Guddoomiyay Shirka guddiga qaran ee ka hortagga covid19, kaas oo habeen walba la qabto. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dadaalada loogu jiro ka hortagga Cudurka COVID-19 iyo warbixino kala duwan looga dhageystay Guddiga Qaran ee Cudurka. Sidoo kale inta uu socday kulanka ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaara Xukuumadda  Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalay  Guddoomiyay Shirka guddiga qaran ee ka hortagga covid19, kaas oo habeen walba la qabto.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dadaalada loogu jiro ka hortagga Cudurka COVID-19 iyo warbixino kala duwan looga dhageystay Guddiga Qaran ee Cudurka.

- Advertisement -

Sidoo kale inta uu socday kulanka ayaa waxaa looga hadlay dib u soo celinta dadka Soomaaliyeed ee ku xanniban dibedda ,iyadoo la marayo habka caalamiga ah ee hubinta rakaabka

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa Guddiga qaran ee ka hortega Cudurka COVID-19 faray inay sii wadadaan dadaalkood ku aadan sidii looga guuleysan lahaa Cudurka oo kiisas farabadan laga helay dalka.

1,357 xaaladood oo COVID-19 ah ayaa guud ahaan dalka Soomaaliya laga diiwaan geliyay, 148 ayaa guud ahaan ka bogsootay, Geeridu waxay mareysaa 55.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts