HomeWararMaamulka Gobolka Banaadir oo war cusub kasoo saaray Hoobiyaasha lagu tuuro Xerada...

Maamulka Gobolka Banaadir oo war cusub kasoo saaray Hoobiyaasha lagu tuuro Xerada Xalane

Date:

Related stories

Dagaalka Romero: Real Madrid, Atletico iyo Man Utd oo isku eryanaya kabtanka Tottenham

Cristian Romero ayaa laga yaabaa inuu ciyaaray kulankiisii ugu dambeeyay ee Tottenham ka dib dhaawac jilibka ah iyo kooxda oo u laabanaysa Championship-ka.

Ruto Lands 8 Major Deals in Rome as Kenya, Italy Sign New Action Plan

President William Ruto's state visit to Italy has yielded eight new agreements, cementing a three-year action plan with Rome. The wide-ranging deal covers everything from military cooperation and AI to restoring the Cherangany Forest and upskilling Kenya's youth.

Nairobi: Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka UN-Habitat ee horumarinta magaalooyinka

Wafdiga Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowle Saciid Xayd ayaa Nairobi kaga qayb galay kalfadhiga UN-Habitat.

Soomaaliya iyo Isku-tashiga: Xarunta Tamarta iyo Biyaha oo loo dhisay qaab casri ah

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xarigga ka jaray xarun casri ah oo ay yeelanayso Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha.

Sidee Turkigu u Qodayaa Ceelka Curad-1 ee Badda Soomaaliya? Sirta Qalabka Waaweyn!

Mashruuca Curad-1 waa wejigii koowaad ee Soomaaliya ay ku noqonayso waddan shidaal soo saara.

Maamulka gobolka Banaadir iyo saraakiil amniga ayaa kormeeray degmoooyinka Wadajir iyo Dharkenley ee gobolka Banaadir oo maalmihii lasoo dhaafay ay ciidamada amnigu ka wadeen howlgalo amniga lagu xaqiijinayay.

Masuuliyiinka gobolka iyo saraakiisha ayaa tegay goobo ciidamadu ay ka sameyteen baro koontarool oo cusub kuwaas oo looga hortegayay falalka amni daro eek a dhaca gobolka Banaadir.

Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo Siyaasadda maamulka Gobolka Banaadir Maxamed C/llahi Tuulax ayaa u sheegay Warbaahinta in qorshaha howlgalkaan uu yahay mid lagu buuxinayo dul-duleelada dhinaca amniga si looga baaqsado weerarada Madaafiicda ah ee Alshabaab ay ku tuuraan xarunta Xalen ee magaalada Muqdisho.

Dhinaca kalana waxa uu ugu baaqay shacabka degan degmooyinka Wadajir iyo Dharkenley in ay la shaqeeyaan ciidamada,isaga oo ku dhiirageliyay ciidamada howlaha amni sugidda ee ay ka wadaan gobolka Banaadir.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories