HomeWararDad hor leh oo degaanada Puntland ugu Geeriyooday Coronavirus

Dad hor leh oo degaanada Puntland ugu Geeriyooday Coronavirus

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Tirada dadka deegaanada maamulka Puntland ugu geeriyoodaycudurka Coronavirus ayaa sii kordhaysa waxaana ay gaartay 5 Ruux, kadib markii wasaaradda caafimaadka Puntland ay sheegtay in qofkii 5aad uu magaalada Galkacyo ugu geeriyooday xanuunka. War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda caafimaadka maamulkaas ayaa waxaa lagu sheegay in saacadihii lasoo dhaafay cudurkaan laga baaray 24-ruux waxaana laga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Tirada dadka deegaanada maamulka Puntland ugu geeriyoodaycudurka Coronavirus ayaa sii kordhaysa waxaana ay gaartay 5 Ruux, kadib markii wasaaradda caafimaadka Puntland ay sheegtay in qofkii 5aad uu magaalada Galkacyo ugu geeriyooday xanuunka.

War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda caafimaadka maamulkaas ayaa waxaa lagu sheegay in saacadihii lasoo dhaafay cudurkaan laga baaray 24-ruux waxaana laga helay 13-ruux taas oo ka badan labadii maalmood ee la soo dhaafay sida dadka laga helay fayruska.

- Advertisement -

Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa sheegtay in 13-ka ruux ee laga helay cudurka Corona 6 ka mid ah ay yihiin Rag halka 7 ay dumar yihiin waxaana ay kusii baaqaysaa wasaaradda caafimaadka Puntland in la joogteeyo ka hortagga xanuunkaan.

Dadka laga helay 5- ka mid ah waxa ay joogaan magaalada Galkacyo Gobolka Mudug, 4 ruux waxay joogaan Boosaaso ee Gobolka Bari halka 4 ruuxna ay joogto magaalada Garowe Gobolka Nugaal,Dadka la baaray ayaa da’dooda udhaxeeysay 23 ilaa 33-Sano.

Tirada Dadka xanuunka laga helay Puntland ayaa gaartay guud ahaan 111 Ruux, waxaa dhintay 5 ruux waxaana ka bogsooday 3-ruux.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts