HomeWararHowlgal lagu dilay Xubno ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay Sh/hoose

Howlgal lagu dilay Xubno ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay Sh/hoose

Date:

Related stories

Dagaalka Romero: Real Madrid, Atletico iyo Man Utd oo isku eryanaya kabtanka Tottenham

Cristian Romero ayaa laga yaabaa inuu ciyaaray kulankiisii ugu dambeeyay ee Tottenham ka dib dhaawac jilibka ah iyo kooxda oo u laabanaysa Championship-ka.

Ruto Lands 8 Major Deals in Rome as Kenya, Italy Sign New Action Plan

President William Ruto's state visit to Italy has yielded eight new agreements, cementing a three-year action plan with Rome. The wide-ranging deal covers everything from military cooperation and AI to restoring the Cherangany Forest and upskilling Kenya's youth.

Nairobi: Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka UN-Habitat ee horumarinta magaalooyinka

Wafdiga Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowle Saciid Xayd ayaa Nairobi kaga qayb galay kalfadhiga UN-Habitat.

Soomaaliya iyo Isku-tashiga: Xarunta Tamarta iyo Biyaha oo loo dhisay qaab casri ah

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xarigga ka jaray xarun casri ah oo ay yeelanayso Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha.

Sidee Turkigu u Qodayaa Ceelka Curad-1 ee Badda Soomaaliya? Sirta Qalabka Waaweyn!

Mashruuca Curad-1 waa wejigii koowaad ee Soomaaliya ay ku noqonayso waddan shidaal soo saara.

Howlgal ciidamadda kumaandooska xoogga dalka ay ka fuliyeen degaano ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose ayaa la sheegay in lagu dilay xubno ka tirsan Alshabaab oo ay ku jiraan saraakiil sare.

Sida ay sheegeen saraakiisha ciidamadu howlgalkaan ayaa ka dhacay inta u dhexeysa degaanka janaale iyo degmada qoryooleey ee gobolka shabeelaha hoose iyaga oo tilmaamay in ay ku dileen 5-dagaalame oo ka tirsan Alshabaab.

Taliyaha Ciidanka dhulka xoogga dalka soomaaliyeed S/guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir oo la hadlay Warbaahinta dowladda ayaa sheegay in ay dileen xubin sare oo ka tirsanaa Shabaab laguna magacaabi jiray Cabdi Muxsin Shiikh Xuseen ( Abuu bakar) iyada oo howlgalka lagu dilayna uu ka dhacay Degaanada Kabtan laas oo iyo tuulada buulo shiikh oo udhexeeysa deegaanka Janaale iyo dgmada qoryooleey ee gobolka shabeelaha hoose.

Taliyaha ciidanka dhulka ayaa shaaca ka qaaday in ay sii socon doonaan howlgalada ka dhanka ah Alshabaab,in kasta oo aysan aheyn markii ugu horeysay oo ay saraakiisha ciidamada dowladdu ay shegaan in ay dileen saraakiil ka tirsan Alshabaab.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories