HomeWararWebiga Shabeelle oo fatahaad xoogan ka sameeyay Baladweyne

Webiga Shabeelle oo fatahaad xoogan ka sameeyay Baladweyne

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Maanta waxaa Xaafaddo dhowr ah oo ka tirsan Maagaaladaas ka socda Bakarac xoogan oo ay sameeynayaan inta badan dadka deegaanka. Barakacaan ayaa waxaa uu yimid, kadib markii saacadihii lasoo dhaafay uu halkaas fatahaad xoogan ka sameeyay Webiga Shabeelle oo maalmihii lasoo dhaafay laga cabsi qabay inuu fatahaad sameeyo. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Maanta waxaa Xaafaddo dhowr ah oo ka tirsan Maagaaladaas ka socda Bakarac xoogan oo ay sameeynayaan inta badan dadka deegaanka.

Barakacaan ayaa waxaa uu yimid, kadib markii saacadihii lasoo dhaafay uu halkaas fatahaad xoogan ka sameeyay Webiga Shabeelle oo maalmihii lasoo dhaafay laga cabsi qabay inuu fatahaad sameeyo.

- Advertisement -

Sawirro laga soo qaaday Baladweyne ayaa waxaa lagu arkayay boqlaal qoys oo barakac sameeynaya, iyagoona kusii jeeda deegaano ku yaaall duleedka Magaaladaas.

Maalmo kahor ayay aheyd markii fatahaad aan badneyn uu sameeyay Webiga, hayeeshee saacadihii lasoo dhaafay ayuu ku fatahaad xoogan sameeyay sida ay sheegeen dad ku sugan halkaas.

Magaalada Baladweyne ayaa waxaa ka jirta Cabsi laga qabo inuu fatahaado kale sameeyo Webiga Shabeelle, waxaana xusid mudan inuu socdo daadaalo lagu xirayo goobaha uu ka fataho Webiga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts