HomeWararQofkii labaad oo Somaliland ugu dhintay COVID-19 iyo Kiisas Cusub oo laga...

Qofkii labaad oo Somaliland ugu dhintay COVID-19 iyo Kiisas Cusub oo laga helay 

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maamulka Somaliland ayaa Goordhow shaaciyay inay diiwaan-geliyeen dad Cusub oo qaba Cudurka halista ah ee Coronavirus, kuwaasi oo baaritaano kala duwan lagu sameeyay. Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu sheegay in Cudurka laga helay 3 Qof, kuwaasi oo laga qaaday dhiicaano, kadibna jirkoodka laga helay COVID-19. Waxaa uu sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Somaliland ayaa Goordhow shaaciyay inay diiwaan-geliyeen dad Cusub oo qaba Cudurka halista ah ee Coronavirus, kuwaasi oo baaritaano kala duwan lagu sameeyay.

Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu sheegay in Cudurka laga helay 3 Qof, kuwaasi oo laga qaaday dhiicaano, kadibna jirkoodka laga helay COVID-19.

- Advertisement -

Waxaa uu sheegay Wasiirka in Saddexda qof ee uu ku dhacay Cudurka ay ku sugan yihiin Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, isla markaana la geeyay Xarun loogu talagalay in dadka lagu karantiilo.

Isaga oo sii hadlaayay Wasiirka Caafimaadka ayuu sheegay in qof hore ugu dhacay Cudurka oo maalmihii lasoo dhaafay la xanuunsanaa uu geeriyooday.

Tirada Guud ee deegaanada maamulka Somaliland laga helay Cudurka halista ah ee Coronavirus ayaa haatan mareysa 12 Qof, iyadoo dhawaana uu hal u geeriyooday xanuunka, waxaana halkaas Cudurka ugu dhintay 2 Qof.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts