HomeWararMadaxweyne ku-xigeenkii Maamulkii Ximan iyo Xeeb oo geeriyooday

Madaxweyne ku-xigeenkii Maamulkii Ximan iyo Xeeb oo geeriyooday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka ayaa Maanta oo Arbaco waxaa ku geeriyooday Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Maamulkii Ximan iyo xeeb ee kamid noqday Galmudug. Warar la helayo ayaa sheegaya in Cabdi Axmed Nuur Cabdi Kuus oo ahaa Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Maamulkii Ximan iyo xeeb uu maalmihii lasoo dhaafay xanuunsanayay, isagoo ugu dambeyn geeriyooday. Geerida […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka ayaa Maanta oo Arbaco waxaa ku geeriyooday Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Maamulkii Ximan iyo xeeb ee kamid noqday Galmudug.

Warar la helayo ayaa sheegaya in Cabdi
Axmed Nuur Cabdi Kuus oo ahaa Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Maamulkii Ximan iyo xeeb uu maalmihii lasoo dhaafay xanuunsanayay, isagoo ugu dambeyn geeriyooday.

- Advertisement -

Geerida Marxuum Cabdi Kuus ayaa waxaa xaqiijiyay qaar kamid eheladiisa iyo Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Cabdi Axmed Nuur (Cabdi Kuus).

Qoraal uu soo saaray Madaxweyne Qoorqoor ayuu tacsi ugu diray qoyskii, qaraabadii iyo dhamaan umada soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuumka.

- Advertisement -

“Waxaan Tacsi tiiraanyo leh udirayaa qoyskii, qaraabadii iyo dhamaan umada soomaaliyeed ee uu ka baxay Allaah ha u naxariisto Madaxwayne ku xigeenkii hore maamulkii Ximan iyo Xeeb, AUN Cabdi Maxamed Axmed Nuur (Cabdi Kuus), oo ku geeriyoodey Magaalada Muqdisho Waxaan Alle uga baryeenaa inuu unaxariisto, Ehelka iyo Umada reer Galmudugna samir iyo iimaan Allaah ha ka siiyo” ayuu yiri Madaxweyne Qoorqoor.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts