HomeWararWasiir walaac ka muujiyay xiisada Ganacsiga ee Puntland iyo Maamulka G/Hiiraan

Wasiir walaac ka muujiyay xiisada Ganacsiga ee Puntland iyo Maamulka G/Hiiraan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Gaadax Barre ayaa waxaa uu ka hadlay xiisada dhaqaale ee u dhexeeysa Puntland iyo Maamulka Gobolka Hiiraan. Waxaa uu sheegay Wasiir Goodax Barre inuu aad uga walaacsan yahay xiisada dhinaca Ganacsiga ee dhaqaale didirka ee soo kala dhex-gashay Puntland iyo Maamulka Hiiraan, taasi oo ka dhalatay hadal kasoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Gaadax Barre ayaa waxaa uu ka hadlay xiisada dhaqaale ee u dhexeeysa Puntland iyo Maamulka Gobolka Hiiraan.

Waxaa uu sheegay Wasiir Goodax Barre inuu aad uga walaacsan yahay xiisada dhinaca Ganacsiga ee dhaqaale didirka ee soo kala dhex-gashay Puntland iyo Maamulka Hiiraan, taasi oo ka dhalatay hadal kasoo yeeray Madaxweyne Saciid Deni.

- Advertisement -

Wasiir Goodax Barre ayaa waxaa uu nasiib darro uu ku tilmaamay in Puntland ay cunaqabateen dhanka raashinka duruuriga ah ay saaraan deegaano isticmaalo Dekedda Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

War qoraal ah oo uu soo saaray Wasiirka Waxbarashada dowladda Federaalka ayaa waxaa uu ku sheegay in tallaabada ay qaaday Puntland ee dhinaca Ganacsiga ay ka dhaqalan karto  cunaqabateen dhaqaale ee Goboladu isku soo rogaan, taasi oo uu xusay inay cuuryaamin doonto nolosha muwaadiniinta.

“Talaabadan Puntland qaaday waxaa ka dhalankara cunaqabateen dhaqaale ee Goboladu isku soo rogaan, taas oo ugu dambayntii cuuryaamin doonta nolosha muwaadiniinta, haba ugu darnaato deegaanada Puntland iyo Dowlad Goboleedka Puntland, Waxaa ila haboon in dowladda Puntland ay dib uga fiirsato, inta ganacsatada reer Hiiraan aysan sahansan ila kale iyo inta Maamulka Hiiraan aysan duldhigin cunaqabateen dhaqaale” ayuu yiri Wasiir Goodax Barre.

- Advertisement -

Si kastaba hadalka Wasiirka ayaa waxaa uu kusoo iyadoo uu shalay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan uu ku hanjabay inay Jawaab aden ka bixin doonaan hadal kasoo yeeray Madaxweyne Deni oo ahaa in Raashinka yaalla Puntland aan loo iib geyn karin meel kale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts