HomeWararWaare oo dib shaqada ugu fasaxay Mas’uuliyiintii Amarka Jebiyay

Waare oo dib shaqada ugu fasaxay Mas’uuliyiintii Amarka Jebiyay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa dib shaqadooda ugu fasaxay Wasiiru dowladaha Wasaaradda Dastuurka Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaan Gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaasi oo shalay shaqo joojin lagu sameeyay. Wareegto kasoo baxdya Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa dib shaqada loogu faray Xildhibaan Saadaq Muqtaar Cabdulle oo ah wasiiru dowladaha Dastuurka Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Maxkamadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa dib shaqadooda ugu fasaxay Wasiiru dowladaha Wasaaradda Dastuurka Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaan Gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaasi oo shalay shaqo joojin lagu sameeyay.

Wareegto kasoo baxdya Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa dib shaqada loogu faray Xildhibaan Saadaq Muqtaar Cabdulle oo ah wasiiru dowladaha Dastuurka Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Sh/Dhexe Cali Cabdulle Nuur.

- Advertisement -

Labada Mas’uul ayaa waxaa lagu eedeeyay in dorraad Magaalada Jowhar ay uga qeyb qaleen Munaasabad ka dhacday, iyadoo Madaxweynaha Hirshabeelle uu joojiyay Xafladaha la isugu yimaado, sababo la xiriira faafida Cudurka halista ah ee Coronavirus.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre ayaa xalay qoraal soo saaray waxaa uu uga horyimid shaqo joojinta lagu sameeyay Guddoomiya Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Shabeellaha Dhexe, isla markaana arrintaas ku tilmaamay mid sharci darro ah, uuna u fasaxay shaqadiisa Guddoomiye Cali Cabdulle.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts