HomeWararDad ku geeriyooday Roobab xoogan oo ka da’ay Jabuuti

Dad ku geeriyooday Roobab xoogan oo ka da’ay Jabuuti

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyno Magaalada Jabuuti ee Caasimadda Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas saacadihii lasoo dhaafay ay da’een Roobab xoogan. Roobabka ka da’ay Jabuuti ayaa waxaa Xaafad ku taalla duleedka Magaaladaas ugu geeriyooday Shan qof oo saddex ka mid ah Meydkooda la aasay, halka labada kalena oo ruux Dumar Meydadkooda uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Jabuuti ee Caasimadda Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas saacadihii lasoo dhaafay ay da’een Roobab xoogan.

Roobabka ka da’ay Jabuuti ayaa waxaa Xaafad ku taalla duleedka Magaaladaas ugu geeriyooday Shan qof oo saddex ka mid ah Meydkooda la aasay, halka labada kalena oo ruux Dumar Meydadkooda uu qaaday daad ka dhashay roobka.

- Advertisement -

Muumin Axmed Sheekh oo ah Wasiirka Arrimaha gudaha ee dalka Jabuuti ayaa booqday Xaafadda dadka ay ku geeriyoodeen, waxaana uu shacabka u sheegay inay garab taagan yihiin, isagoo sidoo kalana uga tacsiyadeeyay ehellada Shanta qof ee dhimatay.

Daadadkii ka dhashay Roobka ayaa waxaa sidoo kale ay burburiyeen dhismayaal badan oo Xaafadda Belbela ka mid ah, halka Xaafado kale oo ku yaalla gudaha Jabuuti uu sameeyay Roobka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts