HomeWararDowladda oo ku Eedeysay Weriye Abuuja inuu ka tirsan yahay Al-shabaab

Dowladda oo ku Eedeysay Weriye Abuuja inuu ka tirsan yahay Al-shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowladda Federaalka Soomaaliya Goordhow War cad kasoo saartay kiiska loo heysto Weriye Maxamed Cabduwahaab Nuur Abuuja oo dhawaan ay xireen Ciidamo ka tirsaan kuwa Booliska dowladda Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Wwriye Abuuja uu ku eedeeysan yahay inuu ka tirsan yahay dagaalamayaasha Al-shabaab. Sidoo kale Qoraalka Wasaaradda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya Goordhow War cad kasoo saartay kiiska loo heysto Weriye Maxamed Cabduwahaab Nuur Abuuja oo dhawaan ay xireen Ciidamo ka tirsaan kuwa Booliska dowladda Soomaaliya.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Wwriye Abuuja uu ku eedeeysan yahay inuu ka tirsan yahay dagaalamayaasha Al-shabaab.

- Advertisement -

Sidoo kale Qoraalka Wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay in loo heysto Weriye Abuuja inuu ka qeyb qaatay Dil loo geystay Marxuumad lagu magacaabi jiray Baxsan Booleey oo ka dhacay Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir.

“Hay’addaha amniga ayaa eedeeysanaha gal dacwadeed-kiisa u gudbinaya Hay’addaha Garsoonka ee ku shaqada leh” ayaa lagu yiri Qortaalka kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Somalia.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts