HomeWararWasiir Caadle oo markale sameeyay xilka qaadis iyo Magacaabis

Wasiir Caadle oo markale sameeyay xilka qaadis iyo Magacaabis

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dowladaha Hoose ee Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilkii looga qaaday Guddoomiye ku-xigeenka Amniga Gobolka Hiiraan. Wasiir Caadle ayaa xilka Guddoomiye ku-xigeenka amniga Gobolka Hiiraan u magacaabay inuu noqdo Maxamed Meeris Isaaq, isagoo bedelaya Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Cali Diiriye Cismaan. Dhammaan hay’addaha amniga iyo shacabka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dowladaha Hoose ee Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilkii looga qaaday Guddoomiye ku-xigeenka Amniga Gobolka Hiiraan.

Wasiir Caadle ayaa xilka Guddoomiye ku-xigeenka amniga Gobolka Hiiraan u magacaabay inuu noqdo Maxamed Meeris Isaaq, isagoo bedelaya Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Cali Diiriye Cismaan.

- Advertisement -

Dhammaan hay’addaha amniga iyo shacabka Hiiraan ayaa waxaa la faray inay la shaqeeyaan Mas’uulka Cusub si uu u guto waajibaadkiisa shaqo ee loo idmaday.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xalay Guddoomiye Cusub u magacaabay Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, isagoo xilkii ka qaaday Guddoomiyihii hore ee degmadaas.

Si kastaba xilka qaadista iyo Magaacbsita uu sameeyay Wasiir Caadle ayaa waxaa ay kusoo aadeysaa, iyadoo shalay Qoraal kasoo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle lagu joojiyay dhamaan wareegtooyinka xilka qaadista, Magacaabista iyo shaqo joojinta ee ku aadan Mas’uuliyiinta ka tirsan Hirshabeelle.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Wareegtada Mgacaabista ah ee kasoo baxday Wasiir Caadle.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts