HomeWararFuritaanka Kal-fadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Somalia oo dib loo dhigay

Furitaanka Kal-fadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Somalia oo dib loo dhigay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee dalka ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay furitaanka Kal-fadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya. Qoraal wadajir ah oo kasoo baxay Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee dalka ayaa waxaa lagu sheegay in Maanta oo ah 20-ka Bisha April […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee dalka ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay furitaanka Kal-fadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Qoraal wadajir ah oo kasoo baxay Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee dalka ayaa waxaa lagu sheegay in Maanta oo ah 20-ka Bisha April 2020 ku mudeysneyd inuu furmo kal-fadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya, hayeeshee dib loo dhigay.

- Advertisement -

Sidoo kale Qoraalka Guddoonka Baarlamaanka ayaa waxaa lagu xusay in xiliga ku haboon ee la furi karo kal-fadhiga 7-aad uu Guddoonka dib  kasoo shaacin doono.

Warar la helayo ayaa sheegaya in Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi ay ku xayiran yihiin dalka Turkiga, maadaama aduunka oo dhan ah uu sameeyay Cudurka halista ah ee Coronavirus.

Hoos ka Akhriso Qoraalka ay soo saareen labada Guddoomiye.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts