HomeWararDhimasho iyo dhaawac ka dhashay Gaari Ciidan oo rogmaday

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Gaari Ciidan oo rogmaday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka aan ka heleyno duleedka Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in saacadihii lasoo dhaafay halkaas uu ku rogmaday gaari ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga Somaliland. Ciidamada oo la socday gaari nooca dagaalka ee Cabdi Bileha ayaa rogmaday xili uu marayay duleedka Ceerigaabo, waxaana dadka deegaanka ay sheegeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno duleedka Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in saacadihii lasoo dhaafay halkaas uu ku rogmaday gaari ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga Somaliland.

Ciidamada oo la socday gaari nooca dagaalka ee Cabdi Bileha ayaa rogmaday xili uu marayay duleedka Ceerigaabo, waxaana dadka deegaanka ay sheegeen in gaariga uu ku socday xawaare Sare  uuna mar qura wadada ka baxay.

- Advertisement -

Ugu yaraan 9 Askar oo ka tirsan Ciidanka Somaliland ayaa ku dhaawacmay Shilka, halka hal Askari uu geeriyooday, waxaana Meydka iyo dhaawacyada Askarta la kala geeyay Ceerigaabo iyo Hargeysa.

Ciidamada Somaliland ee gaariga la rogmaday ayaa kusii jeeday deegaanka Fadhigaab ee hoostaga Degmada Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag oo shalay dagaal xoogan oo geystay Khasaaro isugu jiram dhimasho iyo dhawac uu ku dhexmaray laba Maleeshiyo beeleed.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in Ciidankaas oo ka baxay Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag ay doonayeen inay kala dhex-galaan Maleeshiyaadka dagaalamay, hayeeshee intan aysan gaarin deegaanka uu gaariga la rogmaday.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts