HomeWararWeriye Cabdicasiis Gurbiye oo lagu sii daayay Damiin

Weriye Cabdicasiis Gurbiye oo lagu sii daayay Damiin

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa Goordhow Xabsiga dhexe ee Xamar laga sii daayay Weriye C/casiis Axmed Gurbiye oo ka tirsan warbaahinta Goobjoog Mediga ee Magaalada Muqdisho, kaasi oo dhawaan ay xireen Ciidamo ka tirsan kuwa amniga dowladda. Warar lagu kalsoonaan karo oo helnay ayaa sheegaya in Weriye C/casiis Axmed Gurbiye oo ah Tafatiraha warbaahinta Goobgoog lagu sii daayay qaab […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Goordhow Xabsiga dhexe ee Xamar laga sii daayay Weriye C/casiis Axmed Gurbiye oo ka tirsan warbaahinta Goobjoog Mediga ee Magaalada Muqdisho, kaasi oo dhawaan ay xireen Ciidamo ka tirsan kuwa amniga dowladda.

Warar lagu kalsoonaan karo oo helnay ayaa sheegaya in Weriye C/casiis Axmed Gurbiye oo ah Tafatiraha warbaahinta Goobgoog lagu sii daayay qaab damiin ahaa, waxaana arrintaaas ka shaqeeyay Mas’uuliyiin  kala duwan.

- Advertisement -

Wariye Cabdicasiis Gurbiye oo ah qoraa xirfadle ah ayaa mararka qaar qori jiray warbixino iyo dhacdooyin  kala duwan  oo ay dowladda u aragtay qalad, waxa uuna wariyaha marar badan qoray warar aysan dowlada jecleesan.

Xildhibaano, Siyaasiyiin iyo Weriyeyaal ayaa inta uu xirnaa Wariye Gurbiye u doodayay in xabsiga laga sii daayo, iyadoo ay xusid mudan tahay in shalay Muqdisho ay banaanbax ka dhigeen qaar kamid ah Wariyeyaasha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts