HomeWararXarunta Guddiga ka hortega COVID-19 ee Galmudug oo la daah-furay

Xarunta Guddiga ka hortega COVID-19 ee Galmudug oo la daah-furay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka daah-furay Xarunta ay ku shaqeyn doonaan Guddiga ka hortega iyo faafida Cudurka Coronavirus ee Galmudug. Munaasabadda furitaanka Xarunta ayaa waxaa ka qeyb galay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ku sugan Dhuusamareeb, kuwa Galmudug iyo Mas’uuliyiin kale. Sidoo kale Mas’uuliyiinta oo goobta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka daah-furay Xarunta ay ku shaqeyn doonaan Guddiga ka hortega iyo faafida Cudurka Coronavirus ee Galmudug.

Munaasabadda furitaanka Xarunta ayaa waxaa ka qeyb galay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ku sugan Dhuusamareeb, kuwa Galmudug iyo Mas’uuliyiin kale.

- Advertisement -

Sidoo kale Mas’uuliyiinta oo goobta ka hadashay ayaa sheegay in Galmudug ay si dhab ah u bilaabeyso tilaabooyinka ka hortaga xanuunka COVID-19, isla markaana dadka si buuxda looga wacyi-gelin doono Cudurka iyo dhibaatooyinka uu leeyahay.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan dowlad Goboleedyada dalka ka jira ku wareejisay qalabka Caafimaad ee looga hortego faafida Cudurka Coronavirus oo sameeyay aduunka dhan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts