HomeWararAkhriso:-Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Guddi Cusub

Akhriso:-Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Guddi Cusub

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Magacaabay Guddiga ka hortega, Diyaar garoowga iyo ka Jawaabida Cudurka Coronavirus ee Galmudug. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Qoorqoor ayaa lagu Magacaabay Guddiga ka hortega iyo faafida Cudurka, kuwaasi oo ka kooban 7-xubnood, waxaana Guddoomiye looga dhigay Agaasimaha Madaxtooyadda Galmudug. Sidoo kale Guddigaan ayaa ka shaqeyn […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Magacaabay Guddiga ka hortega, Diyaar garoowga iyo ka Jawaabida Cudurka Coronavirus ee Galmudug.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Qoorqoor ayaa lagu Magacaabay Guddiga ka hortega iyo faafida Cudurka, kuwaasi oo ka kooban 7-xubnood, waxaana Guddoomiye looga dhigay Agaasimaha Madaxtooyadda Galmudug.

- Advertisement -

Sidoo kale Guddigaan ayaa ka shaqeyn doona wacyi-gelinta iyo baraarujinta Bulshada deegaanada Galmudug ee ku aadan Cudurka Coronavirus, iyagoo soo saari doona tallooyinka Caafimaad ee ka hortega faafida Cudurka.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Maanta daah-furay Xarunta ay ku shaqeyn doonaan Guddiga Cusub ee uu Magacaabay.

Hoos ka Akhriso Wareegtada Magacaabista Guddiga. 

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts