HomeWararWararkii ugu dambeeyay Kulamo xasaasi ah oo ka socda Magaalada Beledweyne

Wararkii ugu dambeeyay Kulamo xasaasi ah oo ka socda Magaalada Beledweyne

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aka imaanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa tilmaamaya in gordhow halkaasi ay ka bilowdeen kulamo Siyaasadeed oo looga ahdlay khilaafka dhinaca maamulka ee ka taagan gobolka. Ilo wareedyo ayaa sheegaya in kulankaan oo ay qeyb ka yihiin Odayaal dhaqameedyo guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Saraakiil ka kala socota AMISOM iyo dowladda uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aka imaanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa tilmaamaya in gordhow halkaasi ay ka bilowdeen kulamo Siyaasadeed oo looga ahdlay khilaafka dhinaca maamulka ee ka taagan gobolka.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in kulankaan oo ay qeyb ka yihiin Odayaal dhaqameedyo guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Saraakiil ka kala socota AMISOM iyo dowladda uu ka socda xarunta maamulka gobolka oo ciidamo taabacsan guddoomiyaha cusub ay saqdii dhexe ee xalay ay la wareegeen.

- Advertisement -

Kulankaan ayaa wararku waxa ay sheegayaan in looga ahdlayo khilaafka ka dhashay diidmada xilka-qaadista guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan oo dhawaan xilka laga qaaday iyada oo kulanku uu yahay mid xasaasi ah.

Dhowr jeer ayaa la isku dayay in la xaliyo khilaafkaan iyada oo intii jeer ee la isku dayayna ay fashil kusoo wada dhamaadeen,waxaana kulankaan socda uu kusoo beegmayaan xilli ciidamo daacad u ah guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan ay xlay howlgal kula wareegeen xarumaha maamulka gobolka hiiraan oo maalmahaan uu ku sugnaa guddoomiyihii hore.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts