HomeWararAlshabaab oo war kasoo saartay Dhaqtar xalay lagu dilay Muqdisho

Alshabaab oo war kasoo saartay Dhaqtar xalay lagu dilay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Alshabaab ka hadashay dil xalay ka dhacay xaafadda Dabakaayo Madoow degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir kaas oo loo geystay Dhaqtar dhalinyaro ahaa. Wiilka dhalinyarada ee Dhaqtarka ahaa ayaa lagu magacaabi jiray Dr. C/llaahi Yusuuf  Suudaani waxaana xarun dadka lagu daaweeyo oo Farmshiye ah uu ku lahaa degmada Dharkeenleey,waxaana masuuliyadda dilkaas sheegatay Alshabaab oo qirtay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Alshabaab ka hadashay dil xalay ka dhacay xaafadda Dabakaayo Madoow degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir kaas oo loo geystay Dhaqtar dhalinyaro ahaa.

Wiilka dhalinyarada ee Dhaqtarka ahaa ayaa lagu magacaabi jiray Dr. C/llaahi Yusuuf  Suudaani waxaana xarun dadka lagu daaweeyo oo Farmshiye ah uu ku lahaa degmada Dharkeenleey,waxaana masuuliyadda dilkaas sheegatay Alshabaab oo qirtay in ay ka dambeeyen.

- Advertisement -

Dr. C/llaahi Yusuuf  Suudaani ayaa Alshabaab waxa ay sheegeen in koox iyaga ka tirsan ay toogteen xalay fiidkii isl markaana waxa ay tilmaameen in uu ahaa askari ka tirsan ciidamada dowladda gaar ahaana qeybta Dharcadka.

Dhinaca kalana dagaalamayaasha Alshabaab ayaa sheegtay masuuliyadda dil iyana sioyaabooyin kala duwan uga dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho iyo magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan kuwaas oo dhammaantood dhacay saacadihii lasoo dhaafay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts