HomeWararFaah faahin kasoo baxaysa dil ka dhacay Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan

Faah faahin kasoo baxaysa dil ka dhacay Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka Idacada dalsan ee magaalda Muqdisho ay ka heleyso magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in halkaas maanta y dil ka geysteen kooxo ku hubeysnaa Baastoolado. Wararka ayaa sheegaya in Askari ka tirsanaa ciidamada dowladda lagu dilay Xaafadda Buunada-weyn ee magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan iyada oo kooxihii dilkaas geystay ay goobta iskaga baxsadeen. Dad goobjoogayaal ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka Idacada dalsan ee magaalda Muqdisho ay ka heleyso magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in halkaas maanta y dil ka geysteen kooxo ku hubeysnaa Baastoolado.

Wararka ayaa sheegaya in Askari ka tirsanaa ciidamada dowladda lagu dilay Xaafadda Buunada-weyn ee magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan iyada oo kooxihii dilkaas geystay ay goobta iskaga baxsadeen.

- Advertisement -

Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Iadacada dalsan ayaa sheegay in raggaan oo hubeystaan ay dhowr xabadood ku dhufteen Askariga kadibna ay goobta ka baxsadeen.

Dhinaca kalana weriyaha warbaahinta dalsan ee gobolka Hiiraan ayaa soo sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ay goobta gaareen iyaga oo halkaas ka qaaday Meydka Askariga.

Dhinaca kalana waxaa intaas kadib ay bilaabeen howlgal lagu raadinayo dadkii ka dambeeyay dilkaas oo baxsaday,iyada oo weli ciidamo ay gaaf wareegayaan xaafadda Buundaweyne ee magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts