HomeWararGalmudug iyo Dowlad deegaanka Soomaalida oo heshiis hordhac ah gaaray

Galmudug iyo Dowlad deegaanka Soomaalida oo heshiis hordhac ah gaaray

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Maamulada Galmudug iyo Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiyaha ayaa yeeshay kulan ay oga hadlayeen dagaalo laba beelood ku dhexmaray xadka ay wadaagaan 6dii bishaan oo sababay qasaaro kala duwan. Kulankaan waxaa dhanka Dowlad goboleedka Galmudug hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Galmudug Duraan Xasan Samatar, waxaana ku wehlinayay Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan Galmudug, taliyaha Nabad sugidda Galmdug […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulada Galmudug iyo Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiyaha ayaa yeeshay kulan ay oga hadlayeen dagaalo laba beelood ku dhexmaray xadka ay wadaagaan 6dii bishaan oo sababay qasaaro kala duwan.

Kulankaan waxaa dhanka Dowlad goboleedka Galmudug hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Galmudug Duraan Xasan Samatar, waxaana ku wehlinayay Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan Galmudug, taliyaha Nabad sugidda Galmdug iyo saraakiisha ciidanka 21aad, xubno ka socday Maamulada Caabudwaaq, Dhabad iyo Cadaado waxaa shirka looga hadlay xalinta xiisad lixdii bishan ka dhacday xadka Soomaaliya iyo Itoobiya, halkaasi oo ay ku dagaalameen maleeshiyo beeleedyo labo beelood oo walaalo ah.

- Advertisement -

Dhanka dowlad Deegaanka Itoobiyaha waxaa shirka looga uga qeyb galay hogaanka Nabadgelyada waxaa inta uu shirka lagu guuleystay in lakala qaado maleeshiyo beeleedyadii xadka ku dagaalamay.

Madaxda labada dhinac ayaa isku afgartay inay isugu soo laabtaan wajiga 2aad ee shirka dib u heshiisiinta beelaha Walaalaha ah ee ku dagaallamay xadka, si xal waara looga gaaro waxyaabaha keenay iska hor imaadka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts