HomeWararMadasha Xisbiyada oo War kasoo saartay xaaladda dalka ee COVID-19

Madasha Xisbiyada oo War kasoo saartay xaaladda dalka ee COVID-19

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya  Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa War Cusub kasoo saartay xaaladda Cudurka Coronavirus  oo kiisas dhowr ah laga helay Magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed kasoo baxay Madasha Xisbiyada ayaa waxaa lagu sheegay in looga baahan yahay in wax kasto la isugu geeyo la tacaalida iyo ka hortega faafida  […]

- Advertisement -

Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya  Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa War Cusub kasoo saartay xaaladda Cudurka Coronavirus  oo kiisas dhowr ah laga helay Magaalada Muqdisho.

War-saxaafadeed kasoo baxay Madasha Xisbiyada ayaa waxaa lagu sheegay in looga baahan yahay in wax kasto la isugu geeyo la tacaalida iyo ka hortega faafida  Cudurka Coronavirus oo sameeyay aduunka oo dhan.

- Advertisement -

Madasha Xisbiyada ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya kula talisay inay ka howlgasho sidii loo keeni lahaa guud ahaan dalka Agabka Caafimaad ee loogu talagalay la dagaalanka COVID-19,  isla markaana arrintaas ay iskaashi ka sameeyaan Dowladda iyo Maamul Goboleedyada loona shaqeyo si wadajir ah.

Si kastaba Qoraalka Madasha ayaa waxaa kusoo beegmayaa, iyadoo xalay Wasaaaradda Caafimaadka shaacisay in tirada dadka laga helay Cudurka Soomaaliya ay gaartay 60 Ruux oo 32 kamid ah ay ku sugan yihiin Magaalada Muqdisho.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories