HomeWararQofkii ugu horreeyay oo Sacuudiga ugu dhintay Coronavirus

Qofkii ugu horreeyay oo Sacuudiga ugu dhintay Coronavirus

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Sucuudiga wuxuu xaqiijiyay qofkii ugu horreeyay ee gudaha dalkaas ugu dhintay cudurka safmarka ah ee Corona. Qofkan oo 51 jir ahaa ayaa markii hore kasoo safray dhinaca dalka Afqanistaan, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee dowladda Sucuudiga. Marka la eego dalalka ku yaalla Gacanka, Sucuudiga ayaa noqday dalka laga xaqiijiyay kiisaska ugu badan ee cudurka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sucuudiga wuxuu xaqiijiyay qofkii ugu horreeyay ee gudaha dalkaas ugu dhintay cudurka safmarka ah ee Corona.

Qofkan oo 51 jir ahaa ayaa markii hore kasoo safray dhinaca dalka Afqanistaan, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee dowladda Sucuudiga.

- Advertisement -

Marka la eego dalalka ku yaalla Gacanka, Sucuudiga ayaa noqday dalka laga xaqiijiyay kiisaska ugu badan ee cudurka Corona, waxaa soo raacay Iiraan, Talaadadii oo kaliya waxaa la xaqiijiyay 205 qof ee uu ku dhacay cudurka, guud ahaan tirada waxay noqoneysaa 767 kiisas.

Waxay boqortooyada ku dhawaaqday tallaabooyin dhowr ah oo ay kamid tahay banddow xilligga habeenkii lagu soo rogay dalkaas kaas oo soconaya saddexda toddobaad ee nagu soo aadan si looga hortaggo faafitaanka Coronavirus.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts