HomeWararMuwaadin Soomaali-Mareykan oo lagu karantiilay Kenya

Muwaadin Soomaali-Mareykan oo lagu karantiilay Kenya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wargeyska The Standard Media ee ka soo baxa Magaalada Nairobi ayaa qoray in Muwaadin Soomaali Mareykan ah lagu karantiilay Xarun Caafimaad oo ku taalla Dalka Kenya. Muwaadinka Soomaali Mareykanka ah oo 72-jir ah ayaa marka hore waxaa lagu qabtay Bar koontarool oo ku taalla inta u dhexeeysa Degmooyinka Lodwar iyo Kaakuma ee dalka Kenyan, waxaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wargeyska The Standard Media ee ka soo baxa Magaalada Nairobi ayaa qoray in Muwaadin Soomaali Mareykan ah lagu karantiilay Xarun Caafimaad oo ku taalla Dalka Kenya.

Muwaadinka Soomaali Mareykanka ah oo 72-jir ah ayaa marka hore waxaa lagu qabtay Bar koontarool oo ku taalla inta u dhexeeysa Degmooyinka Lodwar iyo Kaakuma ee dalka Kenyan, waxaana looga shakiyay inuu qabo Cudurka halista ee Coronavirus.

- Advertisement -

Muwaadinka ayaa waxaa la geeyay Isbitaalka Degmada Kaakuuma ee dalka Kenya, waxaana lagu arkay qandho ah, isagoona ugu dambeyntii la karantiilay muddo 15-maalmood sida Madaxa Caafimaadka degmadaas u sheegay Standard Media.

Sidoo kale Muwaadinka Soomaali-Maraykanka oo aan magaciisa la shaacinin waxa al sheegay inaan horey loo baarin tan iyo markii uu bishan Maarso 16-da ka yimid Gobalka Boston ee dalka Maraykanka,.

Dalka Kenya ayaa waxaa la xaqiijiyay in 25-qof uu ku dhacay Cudurka halista ah ee COVID-19, isla markaana Wasiirka Caafimaadka dalkaasi ay meel goobi dadka ku karantiishay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts