HomeWararSafaaradda Somalia ee Turkiga oo hal Arrin awgeed u joojisay shaqada

Safaaradda Somalia ee Turkiga oo hal Arrin awgeed u joojisay shaqada

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiga dalka Turkiga Jaamac Cabdullaahi Caydiid ayaa shaaciyay in  la joojiyay shaqooyinkii ay Safaaradda u qaban jirtay Shacabka Soomaaliyeed ee nool dalka Turkiga. Safiirka ayaa waxaa uu sheegay in Shaqooyinka Safaaradda loo joojiyay sababo la xiriira Cudurka halista ee Coronavirus oo haatan fara ba’an ku yaalla dalal badan oo ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiga dalka Turkiga Jaamac Cabdullaahi Caydiid ayaa shaaciyay in  la joojiyay shaqooyinkii ay Safaaradda u qaban jirtay Shacabka Soomaaliyeed ee nool dalka Turkiga.

Safiirka ayaa waxaa uu sheegay in Shaqooyinka Safaaradda loo joojiyay sababo la xiriira Cudurka halista ee Coronavirus oo haatan fara ba’an ku yaalla dalal badan oo ku yaalla Caalamka oo uu kamid yahay dalka Tayaaniga oo boqlaal qof ay u geeriyoodeen Cudurkaas.

- Advertisement -

Sidoo kale Safiirka Soomaaliya Turkiga ayaa waxaa uu sheegay in Safaaradda ay la socon doonto xaalada Shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan dalkaas, isla markaana hadii Codsi deg deg ah uga yimaada Shacabka la tixgelin doono, iyada oo la haliyay shaqada.

Ugu dambeyntii Jaamac Cabdullaahi Caydiid ayaa waxaa uu tilmaamay in muhiim ah tahay in la qaato tallooyinka Caafimaad oo ay direyso Wasaaradda Caafimaadka dalka Turkiga ee ku aadan ka ka hortega faafida Cudurka COVID-19, wuxuuna Shacabka Soomaaliyeed ka dalbaday inay qaataan Tallooyinka la jeedinayo.

Safaarado Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku leedahay dalal badan ku yaalla Caalamka ayaa shaqadoodii joojiyay sababo la xiriirka  Cudurka Coronavirus oo dalal badan kusii faafaya, waxaana Cudurkaas u geeriyooday in ka badan 10,000 oo Ruux.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts