HomeWararGabar Sun ay cabtay ugu geeriyootay Degmo ka tirsan Galgaduud

Gabar Sun ay cabtay ugu geeriyootay Degmo ka tirsan Galgaduud

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ay ka heleyso Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas xalay ay isku dishay Gabar, kadib markii ay Cabtay Sun. Dad ku sugan Guriceel ayaa inoo sheegay in Gabadha oo kamid aheyd dadka deeganka ay isku soo xirtay Qol ku yaalla guri ay ku sugneyd, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ay ka heleyso Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas xalay ay isku dishay Gabar, kadib markii ay Cabtay Sun.

Dad ku sugan Guriceel ayaa inoo sheegay in Gabadha oo kamid aheyd dadka deeganka ay isku soo xirtay Qol ku yaalla guri ay ku sugneyd, hayeeshee markii dambe ay cabtay Sun, iyadoona ugu dambeyn u geeriyootay.

- Advertisement -

Sidoo kale Dad deris  la’ ahaa Gabadha geeriyootay ayaa xaqiijiyay in Gabadha ay aheyd qof xaas ah oo la qabay, balse Ninkii Seygeeda ahaa uu la guursaday Gabar kale, sidaasina ay ku hinaastay ama ay ku maseertay.

Dhacdadaan ayaa Maanta siweyn looga hadlaayaa Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, waxaana dadka qaarkood ay sheegeen in markii ay maqleen geerida Gabdha ay ka naxeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts