HomeWararMaamulka Soomaaliland oo Go’aan Cusub soo saaray

Maamulka Soomaaliland oo Go’aan Cusub soo saaray

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maamulka Somaliland ayaa Maanta oo Talaado ah soo saaray Go’aan Cusub oo ku socda dad isugu yimaada Madxafyada ku yaalla Magaalada Hargeysa iyo deegaanada oo ay maamulaan. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo Warbaahinta kula hadlay Hargeysa ayaa waxaa uu sheegay  in la mamnuucay in dadka ay isugu yimaadan Madxafyada iyo Goobaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Somaliland ayaa Maanta oo Talaado ah soo saaray Go’aan Cusub oo ku socda dad isugu yimaada Madxafyada ku yaalla Magaalada Hargeysa iyo deegaanada oo ay maamulaan.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo Warbaahinta kula hadlay Hargeysa ayaa waxaa uu sheegay  in la mamnuucay in dadka ay isugu yimaadan Madxafyada iyo Goobaha kale, si looga hortego Cudurka Coronavirus.

- Advertisement -

Waxaa uu sheegay Wasiir Maxamed Kaarin in laga bilaabo Maalinta Berri ah Magaalooyinka Somaliland ay geyn doonaan Ciidamo gaar ah, kuwaasi oo tallaabo sharci ah ka qaadi doona dadka ay ku arkaan iyaga oo isugu yimid hal Goob.

Tallaabadan ay qaaday Xukuumadda Somaliland ayaa waxaa uu ku dooneysanaa inay ka hortegto faafida Caabuqa COVID-19 ee dunida fara ba’an ku haaya, isla markaana kiisaskii ugu horreeyay laga helay dalalka Itoobiya, Soomaaliya iyo Jabuuti.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts