HomeWararBaarlamaanka Hirshabeelle oo ansixiyay Miisaaniyadda 2020

Baarlamaanka Hirshabeelle oo ansixiyay Miisaaniyadda 2020

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaanada Baarlamanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa waxaa ay ku yeesheen Magaalada Jowahr ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe. Ajendaha kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa waxaa uu ahaa ka doodista Miisaaniyada sanadka 2020 ee Maamulka Hirshabeelle, iyagoona cod Aqlabiyad ah ku ansixiyay Miisaaniyadda maamulkaas. Miisaniyadda 2020 oo ay so diyaarisay Wasaarada Maaliyadda iyo Horumarinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Baarlamanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa waxaa ay ku yeesheen Magaalada Jowahr ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Ajendaha kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa waxaa uu ahaa ka doodista Miisaaniyada sanadka 2020 ee Maamulka Hirshabeelle, iyagoona cod Aqlabiyad ah ku ansixiyay Miisaaniyadda maamulkaas.

- Advertisement -

Miisaniyadda 2020 oo ay so diyaarisay Wasaarada Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqalaha ayaa gaareysa $14,010,984 “Afar iyo toban malyan toban kun iyo sagaal boqol iyo siddeetan iyo afar dollar”.

Kulanka lagu ansixiyay miisaaniyadda sanadka 2020 waxaa si rasmi ah u soo xaadiray 51 xildhiban oo uu shir guddominay Guddomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamanka Hirshabelle Md Cabdi Xuseen Geedi.

Maalmo kahor ayay aheyd markii Golaha Wasiirada Hirshabeelle ay ansixiyeen Miisaaniyada Hirshabeelle oo ka kooban dakhliga gudaha ka soo xerooda iyo deeqaha laga helo dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hay’adaha caalimiga ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts