HomeWararMadaxweyne Qoorqoor oo kulan la qaatay Mas’uul ku dhow Ahlusunna

Madaxweyne Qoorqoor oo kulan la qaatay Mas’uul ku dhow Ahlusunna

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirkii hore ee Arimaha Guddaha Soomaaliya C/Samad Macalin maxamuud oo ah xubin siyaasad ahaan aad ugu dhow Ahlusunna Waljamaaca ee uu hogaamiyo Macalin Maxamuud Sh Xasan. Madaxweyne Qoorqoor ayaa Wasiir C/Samad oo maanta Dhuusamareeb tegay ayaa kala hadlay sidii Hogaanka Ahlusunna looga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirkii hore ee Arimaha Guddaha Soomaaliya C/Samad Macalin maxamuud oo ah xubin siyaasad ahaan aad ugu dhow Ahlusunna Waljamaaca ee uu hogaamiyo Macalin Maxamuud Sh Xasan.

Madaxweyne Qoorqoor ayaa Wasiir C/Samad oo maanta Dhuusamareeb tegay ayaa kala hadlay sidii Hogaanka Ahlusunna looga soo qayb galin lahaa Munaasabada Caleema-saarkiisa, kadibna looga tashan lahaa sidii loo dhameyn lahaa tabashooyinka iska jiray in mudo ah.

- Advertisement -

Madaxda Sare ee Galmudug ayaa wada da’daalo lagu xalinayo cabashooyinkii ka dhashay hanaankii loo maray Doorashadii ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb ee uu ksoo baxay Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ay taageersan tahay dowladda Federaalka Soomaaliya.

Dhinaca kale Warar la helayo ayaa sheegaya in Dhuusamareeb ay tegi doonaan Musharaxiintii mucaarad sanaa Doorashadii Galmudug ka dhacday , gaar ahaan musharax Kamaal Guutaale oo ka mid ahaan Xubnihii diiday ka qayb galka doorashada, in kastoo uu aqbaley Doorashada Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts