HomeWararKulan looga hadlay laba Arrin oo dhibaato ah oo ka dhacay Gaalkacyo

Kulan looga hadlay laba Arrin oo dhibaato ah oo ka dhacay Gaalkacyo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa lagu soo Gaba-gabeeyay Shir muddooyinkii dambe u socday Odayaasha dhaqanka iyo Culimada Gobolka Mudug ee Galmudug . Inta uu socday kulanka ayaa waxaa loo hadlay sidii la isaga kaashan lahaa wax ka qabashada falalka amni darro ee xiliyada qaarkood ka dhac Gobolka Mudug iyo waxyaabaha maan-dooriyaha sida […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa lagu soo Gaba-gabeeyay Shir muddooyinkii dambe u socday Odayaasha dhaqanka iyo Culimada Gobolka Mudug ee Galmudug .

Inta uu socday kulanka ayaa waxaa loo hadlay sidii la isaga kaashan lahaa wax ka qabashada falalka amni darro ee xiliyada qaarkood ka dhac Gobolka Mudug iyo waxyaabaha maan-dooriyaha sida Qamriga iyo Xashiishka oo dhibaato ku haayay deegaanka.

- Advertisement -

Kulanka ayaa waxaa Goobjoog ka ahaa Saraakiisha Ciidanka amniga Galmudug, maamulka Degnada iyo ka Gobolka, waxaana Saraakiisha ay Odayaasha iyo Culimada ka dalbadeen inay ku garab istaagayaan wax ka qabashada dhibaatoyinka degaanka ku soo kordhay.

Ugu dambeyntii Duqa Degmada Gaalkacyo Xirsi yusuf Barre iyo Guddomiyaha Gobolka Mudug Cabdirahmaan Ali diiriye ayaa xusay in tilaabo sharci ah laga qaadayo cidkasta oo isku deyda in sharciga ay baal-marto.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts