HomeWararAkhriso:-Taliyaha Ciidanka Xoogga oo Amar Culus soo saaray

Akhriso:-Taliyaha Ciidanka Xoogga oo Amar Culus soo saaray

Date:

Related stories

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Sareeye Guuto Odawaa Yuusuf Raagge ayaa soo saaray amaro Cusub oo lagu joojinayo shaqooyinka leexsan ee Ciidanka Xoogga.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Taliye Odawaa Yuusuf Raage ayaa waxaa Taliyeyaasha kala duwan ee Ciidanka dowladda lagu amray inay si deg deg ah u soo xareeyaan Askarta Ciidanka ee Ilaalada u ah Mas’uuliyiinta.

Sababta loo xareenayo Askarta dowladda ee Ilaalada ah ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay in Ciidanka Xoogga dalka ay horyaalan shaqooyin adeg oo loo baahan yahay inay qabtaan.

Ugu dambeyntii Taliyeyaasha Ciidanka Xoogga dalka ayaa waxaa la faray inay fuliyaan amarka kasoo baxay Taliye Odawaa Yuusuf Raage.

Arrintan ayaa ku soo beegmeysa iyadoo maalmihii u dambeeyay ay jireen warar sheegaya inuu socdo qorshe la doonayo in Ilaalada looga qaado Madaxdii hore ee dalka.

Hoos ka Akhriso Qoraalka uu soo saaray Odawaa Yuusuf Raage.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories